![Mohammed Adan](/img/default-banner.jpg)
- 79
- 1 032 960
Mohammed Adan
Приєднався 11 січ 2011
HAB CUSUB OO MACLUUMADKA LAGU GUDIYO
MAXAA CUSUB
HALKAAN DHAGSII SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO JANAALKA IFIYE MEDIA SCHOOL
ua-cam.com/channels/6FjqSAkJauqSJ6E3dzNEgw.html
ua-cam.com/channels/6FjqSAkJauqSJ6E3dzNEgw.html
Переглядів: 437
Відео
WARIYE MAHAD CODKA IYO BARNAAMIJ GAAR AH.
Переглядів 6 тис.11 років тому
Wariye Mahad Codka oo Barnaamij gaar ah ka diyaariyey Wariyaashii lagu dilay Soomaaliya Sanadkii 2000 ilaa 2013 iyo Magacyada dadkii dunidana uga caan sanaa ee geeriyooda sanadka 2013,barnaamijkaane waxaa la diyaariyey haweenkii ugu danbeysay sanadka 2013.
barnaamijka xaalada idacada ku hadasha afka somaliga ee dalka k/afrika
Переглядів 6012 років тому
barnaamijka xaalada idacada ku hadasha afka somaliga ee dalka k/afrika
shekh Bashir Amaan casharkii 2 labaad ee tafsirka
Переглядів 1,2 тис.12 років тому
shekh Bashir Amaan casharkii 2 labaad ee tafsirka
Shekh Bashir Amaan casharkii 1 kowaad ee Tafsiirka
Переглядів 4,3 тис.12 років тому
Shekh Bashir Amaan casharkii 1 kowaad ee Tafsiirka
Hees wadani ah Baxsanow calan kaygo by Hodan Africa
Переглядів 21 тис.12 років тому
Hees wadani ah Baxsanow calan kaygo by Hodan Africa
stockholm international Acedamy Skolan.News TV Somalichannel sweden
Переглядів 2,9 тис.12 років тому
stockholm international Acedamy Skolan.News TV Somalichannel sweden
MAAXAAY U buuxi Formka CNN HEROES EE SANADKA ...
Переглядів 1,1 тис.12 років тому
MAAXAAY U buuxi Formka CNN HEROES EE SANADKA ...
tawakal express sweden oo qabtay xaflad lagusoo bandhigay adegyada cusub ay bulshda uhayso 2
Переглядів 78512 років тому
tawakal express sweden oo qabtay xaflad lagusoo bandhigay adegyada cusub ay bulshda uhayso 2
MUCTAMARKII SWEDEN SHEEKH CABDIRASHIID SHEEKH CALI
Переглядів 36 тис.12 років тому
MUCTAMARKII SWEDEN SHEEKH CABDIRASHIID SHEEKH CALI
fartuun birimo Wareysi Albumkeeda cusub
Переглядів 1,3 тис.12 років тому
fartuun birimo Wareysi Albumkeeda cusub
Bandhiga Mahad Istiila - Xaaladda Wariyaasha Soomaaliyeed ee K/Afrika - Ifiye Media
Переглядів 76712 років тому
Bandhiga Mahad Istiila - Xaaladda Wariyaasha Soomaaliyeed ee K/Afrika - Ifiye Media
Barnaamij culus waaye runtii dadaal badna la geliyay
Allah u naxariisto labadoodaba
Ilahow unaxariiso janatufardowsa amiin yaarabi 😢😢😢😢😢 i remember barmaa mijkii hoodi hoodi capital voice
Allaha unaxariisto dhaman saxafiyinta sida xardara ah logu dilay somaaliya allow unaxariso
Illaahay ha u naxariisto Sheekh Aadam Sh Cabdullahi. Indhaha ayuu u furay Dadkiisa. I miss him.
😢😮
Allaha unaxariisto janada fardowso allaha ka warabiyo
Shafici sheikh cabdi
AUN shiqunaa shiiq adam abdilaahi ali jantul fardowsa alaha ku siiyo khyr ayaa inooga tagty
halyeey waqtigo ciiley
Mar dhaw waxaa imaan doonta Gabar kalinta gowaad gasha dhinaca orodka insha allah
Alleh aa ku naxaristo walaal samiaa
Somaalay Qabiil Qaran ma noqdo
Wka xumahy inn 2023 maqly tariqda samiya allh unaxaristo janada allh ka warabiyo
Zamzam booskeeda lagu waday si qabiil ah so zamzam iyadaa kaga fcneed orodka hadee hada nolaan leheyd hormar wey gaari leheyd oo booskeeda la siin lahaay, Allaha u naxariisto gabadhaan yar
Allaha unaxriisto 😢
Allah ha unaxiirto walaashay
Allaha u naxariisto😢
Abyo allah ku xanriisto wlhi manta ka hor ma an maqlin qisadada lkn riyada at lahet oo at ladhimatay wat gartay abyo inaa magac somali meel gar siiso ayeey ehet wana gartay wayo meel waliba qisada aya talo allah janatu fardowsa haka warabiyo saamiya 💔🥲
Allaha u naxariisto wlhi waaka xumahay 😢
Allah raxma😢
Ax ax somaliyey ma sheeko unban kujiraynaa miso waxban badalnaa.
Illhow naxariistii jano kusii yarabii 😢🤲🏻💔😭🥹
ALLAHA U NAXARIISTO WAXAY AHAYD OROD YAHAN DHAB AH QAABKEEDA AYAA ORODKA SAMAYSNAA
Wlhi wan oyaay 😢😢allaah ku naxaristo walal samiya ceba kaa dabeysay
Somalia waa meesha kaliya ee qofkeeda usoo baxa sida dayaxa intey qabato damisa ee ama disha
Ceebtii dhacday kadib wlhi waan ka xumahay in ay samia oo kale nasoo martay oo aan garanwaynay alle hakuu naxariisto walal waxaad u ordaysay oo udadaalaysay oo badaha ujeexaysay si aad noloshaada riyadaada iyo ta qoyskaagaba urumayso Si aad uga fogaato kuwa cadawga Ah ee somali madhiyey kuna riday hoga iyo ceebta ay maanta hoganayso Maanta ka hor ma maqal qisada samia alle haw naxariisto 😢😢😢
wll qisadeeda ma ila wadaagi kartaa caawa iigu horaysee ama vedio kahadlaya
Buug baa laga qoray ladhaho “Don’t tell me you are afraid “.
@@abdalaahmed5026sxb buugas wn wyey xgee ka hela😢
😢😢😢
somalida rafaad ayey unoolyihiin
Hdhdgeyesusuys
Buug laga qore ayan ayan aqriye dhibke uso marte calanka
xge ka hela
Alle ha unaxariisto awowe janadiisana haugu abalmariyo
إنالله وإنا اليه راجعون... . اَللــَّهُـمَّ اغْــفِــرْ لَــه و ارْحَــمْه، واَدْخِلْهُ الجَنَّة مَعَ الأبْرار،، اللّهُمَّ اجْعَلْ قَبَرهُ رَوْضَةً مِنْ رِيَاضِ الجَنَّةَوَلاَ تَجْعَلْ قَبَرَهُ حُفْرَةً مِنْ حُفْرِ النِّيرانْ آميــــــن يـا رب الــعالمــيــــــــن
Allah ha u naxariisto wariyeyaashi gacanta ka xaq daran dishay kuwi dilayna cadaabta allah ha galiyo
All sheekhana all sheekheena Allah ha xifdiyo
Sorry xusuus gaar ah hornafrik
Alaha unaxariisto
29/03/2022 hada argto qoralkegan igula duce wariye sacid tahlil alle ha unaxaristo🥺🥺😢
Alle ha u naxariisto
Fanaanka magaciisa fadlan
Wada noole
Wlh habenkas wan jogay waqti akaso waregtay
Allah u naxariirto waam xasuuta malinkaas waana kanaxay anigoo ilmaha baan dhageesan jire
ما شاء الله تبارك الله الله يحفظكم ويسعدكم
Ilaahey ha u naxariisto ilaahey miisaanka xasanaadka alaha u saaro
Waxaan u soo joogay murugo badan oo dadkayga lagu laayay
Maashaa allaah ALLOOW xafid sheekh
😭😭😭😭
الله يرحم🥺
Waa ku faraxsanahay in caruurnimadeydi aan idaacaddaan dhegensan jiray. Tiktok iyo Facebook lama aqoon, mededaalo fiican ayaana idaacadda ka heli jirnay.
1:01 yusuf farey aya la dhaha ninka tacsiyeynyo isafa laftigiisa wa la dilay 2012 Allah unaxarsto siciid asna
Aamin
Cid ay dhaafeen maleh bulshada wariya yaashi muhiimka ahaana wax ay dileen wax ay qarxiyeeney ka dhigeen, Ilaahay ha uga cadgooyo wuuba uga cadgoynayaaye annagana inta ay naga nixiyeen oy dadka muhiimka ah bulshada ka ugaarsadeen Allaha nooga jaro Ilaahay swt waa caadil
Intee cashir ayaan kahelikaraa t
Allaha u naxariisto